HMN:- Galmada sida la ogyahay waa wax Ilaahay ugu talagalay inay ku bataan makhluuqaadka koonka jooga qaar ka mid ah, galmada waxay leedahay aadaab iyo qaabab diinta ay ogoshahay sidoo kale waxyaabo badan iyada ka mid ah aan hboonayn, raga iyo dumarka lama ogola sida hoolaha oo kale inay is fuulaan, Ilaahay guur ayuu keenay oo inaga soocaya xayawaanka, galmada xayawaanka la mid ma aha midda dadka oo kale, sidoo kale raga iyo dumarka way ku kala duwan yihiin awoodda galmada rag waxaa jira aan ka dhergin galmada sidoo kale waxaad arkaysaa haween galmada aad uga helo oo mar kasta raba in la waso, wasmada aad bay uga helaan naagaha qaarkooda, marka faa’idooyinka laga helo wasmada waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan.
Comments[ 0 ]
Post a Comment