HMN:- Waxaa Xadhiga Laga jiray Cisbitaalka Dhimirka magaalada Buuhooodle, Kaasi oo Sanadihii ugu Dambeeyey uu dhismihiisu ka socday magaaalada Buuhoodle, Islamarkaana ay Dhiseen dadka deegaanka oo isku Tashaday.
Maamulkii gacanta ku hayey Dhismihiisa ayaa Markii ay Howshiisa Dhameeyeen, waxay ku Wareejiyeen Shaqaalle Caafimaad, Kuwaasi oo ka howlgeli doona, Soona Bandhigay Qaabka uu ku shaqayn doono Xiligan oo lagu Bilaabin doono.
Comments[ 0 ]
Post a Comment