DAAWO: Qaabkii Askariga Turkiga uu Isugu Diyaariyay Dilka Danjirihii Ruushka oo la soo Bandhigay (VIDEO)
Thursday, December 22, 2016
HMN:- Askarigii qaarijiyay danjirihii dalka Ruushka u fadhiyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxaa la soo bandhigay sidii ay wax u dhaceen intii uusan bilaabin toogasha safiirka.
Ninkan oo la sheegay inuu ahaa askari waardiye ka hayay danjiraha ayaa halmar ku soo kala fireeyay ninkii uu waardiyaynayay, waxaadna muuqaalka ka arkaysaa isagoo marar badan koontaroolaya meeshii ay ugu jirtay Bistooladdiisa waxa uuna in badan damcay inuu toogashada bilaabo laakiin waa u
Dalka Ruushka ayaa qubaradiisa sirdoonka u soo diray Turkiga si ay u baaraan arintani iyo cida ku lug lahayd qaarijinta wasiirkooda, waxana Madaxweyneyaasha labada dal ay sheegeen in la’isku dayay in la dhaawaco xiriirka cusub ee labadaasi dal.
Comments[ 0 ]
Post a Comment