DAAWO: Ilhaan Cumar oo soo dhowayn balaadhan kala kulantay Garoowe, kana hadashay Safarkeeda Somalia
Thursday, December 22, 2016
HMN:-Ilhaan Cumar oo Ah Gabar Soomaaliyeed oo Xubin ka ah Golaha Senate-ka Ee Dalka Mareykanka ayaa Booqasho ku timid dalkeeda Hooyo Ee Soomaaliya, Waxayna maanta soo gaadhay magaalada Garoowe Halkaasi oo soo dhowayn Balaadhan Loogu sameeyay.
Ilhaan Cumar waxaa socdaalkaan ku wehliyay Saygeeda, Waxayna siwayn uga mahad celisay Soo dhowaynta loo sameeyay, Iyadoona ka Warbixiyey Safarka ay ku timid Garoowe, Sidoo kalana waxay ka hadashay waxyaabaha ay kala soo kulantay magaalada Muqdisho.
Comments[ 0 ]
Post a Comment