Cumar C.rashiid ayaa wuxuu maamulka Jubaland ku Bogaadiyey Arimaha Doorashooyinka, Wuxuuna sheegay inay Soomaalidu u diyaarsan tahay Doorashada, Isagoo Xusay marka ku xigta la filayo inay Noqoto Qof iyo Codkiisa.
Si kastaba Cumar C.rashiid ayaa kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka madaxwaynaha, waxaa dad badan u arkaan inay Qayb ka tahay Ololihiisa Doorashada, iyo inuu Xildhibaanada kulan la qaato, Isagoo Safarada uga ka Faa’iidaysanaya hantida Dawlada.
Comments[ 0 ]
Post a Comment