HMN:- Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa sanadkii 07-aug-2011 si lamafilaan ah looga saaray Magaalada Muqdisho, kadib markii ay soo gaareen jab iyo qasaarooyin is xig xigay, iyadoo dagaaladii isbuucyadaasi socday looga dilay boqolaal dagaalyahanno.
Maanta oo ku beegan ah 5 sano kadib ayaa qubarada arintani gorfeeya ay sheegayaan in Shabaabku weli aysan isdhiibin oo ay qaraxyo ka geystaan hoteelada iyo xarumo ku yaalo magaalada Muqdisho.
Hadaba Ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda ayaa isku diyaarinaya sidii ay shabaabku uga saari la haayeen guud ahaan dalka Soomaaliya.
Comments[ 0 ]
Post a Comment